HomeBREAKING NEWSShirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii saddexaad galay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii saddexaad galay

Muqdisho.(SONNA):- Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka ayaa maalintii Saddexaad galay, xilli shalay Warbixin looga dhageystay Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka. Goordhow ayaa la filayaa inuu shirka furmo…

Must Read