Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar maalmo uu ugu maqnaa dalka Turkiga, Madaxweyne Qoor Qoor ayaa soo dhoweyn balaaran loogu sameeyay Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho…
Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro
246

