Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka ayaa u suurta gashay in ay gaari siday qarax ku gubaan deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada oo saakay aroortii howlgal qorsheysan kula jarmaaday deegaanka…
Ciidamada Xooga dalka oo fashiliyay gaari Qarax ay ku soo rareen Maleeshiyada Al-Shabaab+Sawirro
291

