HomeBREAKING NEWSSafaaradda Soomaaliya ee Uganda oo muddo 3 cisho ah calanka hoos u...

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo muddo 3 cisho ah calanka hoos u dhigtay

Muqdisho (SONNA)-Iyadoo la fulinayo amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaa muddo saddex cisho ah hoos loo dhigay Calanka Jamhuuriyadda si loo muujiyo murugada geerida ku timid Madaxweynihii…

Must Read