16 bishaan December oo ku beegan arbacada waxaa qeybo ka mid dalka UK oo ay ku jirto magaalada caasumada ee London ka dhaqan galaya xayiraad cusub oo looga gaashaamanayo cudurka karoonaha oo dadka tarab tarab u soo ridanaya. Isbuucii ugu danbeeyay…
UK oo galeysa xayiraad cusub oo karoonaha la xiriira
332