Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiirada kadib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa. Wasiirada la magacaabay ayaa kala…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Wasiiro
713

