Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada oo ka ka tirsan ururka 6-aad ee Guutada 17-aad ee Gorgor ee Kumandooska Soomaaliya oo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa dalka ku soo laabtay. Ciidamadan oo ay keentay diyaarad laga leeyahay dalka Turkiga oo nooca…
Ciidamado lagu soo tababaray dalka Turkiga oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”
669