Hobyo-(SONNA)-Wasaaradda Dekadaha iyo Kalluumeysiga badda ee Galmudug ayaa ganacsatada u raran doonyaha yar yar ugu baaqday inay ka faa’iideystaan dekadda Kalluumeysiga oo ay ka hirgelinayaan dhanka dekadda weyn ee Hobyo, taasi oo qeyb ka ah qorshaha…
Wasaaradda Dekahada Galmudug oo dekad Kalluumeysi sameyneysa “SAWIRRO”
203