Dabley aan haybtooda wali la garan ayaa caawa abaaro 11:30Pm weerartay Xabsiga Magaalada Boosaaso. Ilaa hadda waxa socota rasaas goos goos ah, mararka qaarna waxaa la maqlayaa dhawaqa Qaraxyo culculus oo laga maqlayo gudaha Magaalada. Wakaaladda…
Dablay Weerar Ku Qaaday Xabsiga Wayn ee magaalada Boosaaso
303