Gaalkacyo.(SONNA):- Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa fariin u dirtay Bulshada Gobolka Mudug taasoo la xariirta saamaynta safmareenka Covid 19 Cabdikariin Abshir Ciise Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ee Degmada Gaalkacyo oo la hadlay…
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo shacabka uga digtay khatarta Cudurka Covid-19
601