War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay heshiiskii xalay magaalada Muqdisho ku wada gaareen xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada dalka. “IGAD waxay si diiran u soo dhoweynaysaa…
IGAD oo soo dhaweysay heshiiskii xalay Muqdisho lagu gaaray.
333