Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane; Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, ka dib markii uu ka qeyb galay shirkii wada tashiga Dowladda dhexe, maamul goboleedyada iyo…
Madaxweyne Farmaajo oo la filayo inuu Maanta la hadlo Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka
207