Ciidamada Xoogga Dalka ayaa goordhow soo bandhigey horjoogihii Qaybta qaraxyada Galgaduud u qaabilsanaa Alshabaab oo lagu magacaabo Xasan Cabdinuur daad “Carey’s” kaasi oo ka mid ahaa maleeshiyaad xalay lagu qabtey howlgal ciidamadu ka fuliyeen…
Horjooge Al-Shabaab u qaabilsanaa qaraxyada oo lagu qabtay Gobolka Gaalgaduud
427