HomeBREAKING NEWSAfgembi ka dhacay dalka Myanmar iyo militariga oo xiray haweeneydii hoggaaminaysay

Afgembi ka dhacay dalka Myanmar iyo militariga oo xiray haweeneydii hoggaaminaysay

Wararka ka imaanaya dalka Myanmar ayaa sheegay in Inqilaab Millateri uu saaka ka dhacay dalkaasi Myanmar, ciidamada oo ka cabanaya in doorashooyinkii dalkaas lagu shubtay ayaana xukunka xoog kula wareegey saaka arootii. Hoggaamiyihii waddankaas Aung…

Must Read