Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya wuxu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa shacabkii xalay waxyeeladu ka soo gaartay weerarkii Hotel Afrik. Wuxu ahaa weerar lagu soo qaaday shacabka Soomaaliyeed ee bir ma geydada ah. Cadowgu way sii…
RW Rooble” Cadowgu way sii daciifayaan taag darradooda ayaana sabab u ah weerarada quusta ah”,
246