Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeysay shirka uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ isugu yeeray Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Fedaraalka ah magaalada Samareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Qaramada Midooobay…
QM oo soo dhoweeysay shirka madaxweyne Farmaajo isugu yeeray maamul goboleedyada
279