Magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga waxaa ku shiray madaxda waddamada Khaliijka, waxaana markii ugu horreysay muddo 3 sanno ah kaddib kasoo qayb galay Amiirka Qatar Tamiim bin Xamad. Shirka waxaa kasoo baxay dhowr qodob oo ay ku heshiiyeen wadamada…
Amiirka Qadar oo ka qeybgalay heshiis ay wada gaareen Dalalka Khaliijka
518