Lix ka mid ah ciidamada Police-ka Afghanistaan ayaa ku dhintay qarax ka dhacay gobalka Herat ee galbeedka dalkaas. Guddoomiyaha gobalka Herat Sayid Waxiid Kaataale ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhimashada ciidamada ka tirsanaa Policw-ka dalkaas…
6 ruux oo ku dhintay qarax ka dhacay Afghanistan
454