Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow Ibaraahim ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka dhabeeyay ballanqaadkii uu u sameeyay shacabka gobolka Banaadir ee ahaa in Matalaad ku yeeshaan Aqalka Sare, iyadoo ay heli doonto Banaadir 13…
Xildhibaan Carabow” Madaxweyne Farmaajo wuxuu ka dhabeeyay balladqaadkii Shacabka gobolka Banaadir,”…

