Site icon Somali Now

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Howlgalka Midowga Yurub.

MUQDISHO-(SONNA)-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka tirsan howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya. Kulanka ayaa ujeedkiisu waxaa uu ahaa sidii loo xoojin lahaa wadda shaqeynta…

Exit mobile version