MUQDISHO-(SONNA)-Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta furay shirka Madasha Labaad ee Horumarinta Dhoofka Soomaaliya, oo ay soo abaabuleen Golaha…
Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo daah-furay shirka madasha labaad ee horumarinta dhoofka “SAWIRRO”

