Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta (XFS) Mudane Cumar Cali Rooble oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cumar Faaruuq Sh. Cabdicasiis Iyo Danjiraha Soomaaliya ee dalka Masar Amb. Ilyaas Sh. Cumar waxa…
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Masar+Sawirro

