Waxaa maalinnimadii Jimcaha, 12ka bisha Febraayo 2020 qabsoomay shir fogaan arag ah, kaas oo heerkiisu sarreeyo, waxaana shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane C/qaadir Maxamed Nuur. Shirka waxaa lagu falanqeeyey barnaamijyada…
Wasiirka Caddaalada XFS oo shir muhiim ah la qaatay deeqbixiyeyaasha taageera Arrimaha caddaalada

