Muqdisho(SONNA):- Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka waxa ay Umadda Soomaaliyeed uga tacaiyeyneysaa Geerida Naxdinta leh ee ku timid Wadaxweynihii Hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Mahdi Maxamed. Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha…
Wasiirka amniga XFS oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed

