Muqdisho.(SONNA):- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Cadaala oo hoggaaminayo xubno masuuliyiin ah oo dadaalo dhex-dhexaadin iyo hishiisìn beelo walaalo ka waday deegaanka xananbuure ayaa ku guuleystay in la kala qaado…
Wasiir Cadaala oo ku guuleystay inuu nabad kala dhex dhigo Beelo ku dagaalamay Xananbuure

