Kulanka xuskaan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Gaashaandhigga XFS ,Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya,Ururada Bulshada rayidka iyo Xubno ka Socday ,UNSOM iyo xubno ka socday safaarada…
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga askareynta Carruurta

