Site icon Somali Now

Tirada dadka Karoonaha ugu dhintay Afrika oo 100 kun dhaaftay.

Dadka uu galaaftay xanuunka Karoona ee qaarada Afrika waxay iminka tiradooda kor u dhaaftay 100,000 sida ay sheegeen shaqaalaha caafimaadka iyo cilmi baarayaasha Karoonaha Dalka koonfur afrika ayaa ah kan ugu dhimashada badan guud ahaan qaarada…

Exit mobile version