Muqdisho.(SONNA):- Waxaa dib u bilaabay duulimaadyadooda rasmiga ahaa shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline kuwaasoo hakiyay duulimaadkooda Garoonka Aadan Cadde Muqdisho. Wasiirka Gaadiidka Cabdullaahu Salaad…
Shirkadaha Diyaaradaha qaar oo duulimaadyadooda rasmiga ahaa dib u bilaabay+Sawirro

