Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed iyo eheladadii uu ka baxay uga tacsiyeeyay Senatar, Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka tirsanaa xildhibaanada dalka…
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Senatar Maxamed Yuusuf Xaaji

