MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Galmudug…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

