Site icon Somali Now

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay kulankii dhex maray isaga iyo midowga musharaxiinta.

Shirkii aan la qaatay Midowga Musharaxiinta, waxaan sameynay tanaasul badan. Qodobbadii aan ka hadalnay waan isku raacnay marka laga reebo qodob ay ku adkeysteen oo ah in laga qeyb galiyo shirka Madasha Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada iyo…

Exit mobile version