Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay Musharrax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Ra’iisal wasaare Rooble iyo…
Ra’iisal wasaare Rooble oo xafiiskiisa kula kulmay Musharax Jibriil Ibraahim Cabdulle

