Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka. Ra’iisal wasaare Rooble ayaa si gaar…
Ra’iisal wasaare Rooble oo ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow

