Muqdisho (SONNA):- Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay maalinta Caalamiga ah ee 8-da Maarso ayaa tilmaamtay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo doorka Haweenku ay ku leeyihiin siyaasadda iyo…
Marwada 1-aad ee dalka oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso

