Site icon Somali Now

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee ciidanka Booliska

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Axmed Jaamac. Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay inuu naxariistii Janno ka waraabiyo…

Exit mobile version