Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa manta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho uga qeybgalay tukashada salaadda janaasada ee madaxweynihii hore marxuum Cali Mahdi Maxamed. Waxaa kaloo tukakasha…
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay salaadda janaasada ee marxuum Cali Mahdi Maxamed

