Jowhar (SONNA)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee xukuumadda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay wasiirada sii haya-yaasha ah oo ay ka mid yihiin…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee Hirshabeele “SAWIRRO”

