Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa dib loo doortay isagoo heley 51.59%, sida arbacadii ay shaaciyeen guddiga doorashada, iyadoo dalka ay ka dhaceen rabshado intii lagu jirey doorashada. Natiijadan ayaa lagu muransan yahay iyadoo shan kamid ah…
Madaxweynaha Ghana oo dib loo doortay

