Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug ayaa maanta magaalada Samareeb ka daah-furtay kulan bulsho oo bishiiba labo jeer Wasaaraddu qaban doonto si faham dhameystiran bulshada looga siiyo difaacidda carruurta iyo…
Kulan looga hadlayay ilaalinta xaquuqda carruurta oo lagu qabtay Samareeb “SAWIRRO”

