Site icon Somali Now

Golaha shacabka oo maanta labo Qodob oo muhiim ah ka doodaya

Muqdisho.(SONNA):- Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda KMG-ka ah ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah: 1 – Akhrinta koowaad ee Miisaaniyadda…

Exit mobile version