Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Gedo oo maleeshiyada Al-Shabaab ku dhibaateynayeen dadka xoola dhaqatada ah. Ciidanka ayaa howlgalka si gaar ah uga fuliyay deegaanada Shaataloow iyo Kheydar kuwaas…
Ciidanka Xoogga dalka oo cagta mariyay fariisimo maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen gobolka Gedo

